" />

Baarlamaanka oo sheegay Mas’uul sare ay xilka ka qaadayaan Maanta.

0
01 January, 1970 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka oo sheegay Mas’uul sare ay xilka ka qaadayaan Maanta.

    <script type="text/javascript"><!-- google_ad_client = "pub-8798808753715344"; /* 468x60, created 5/12/10 */ google_ad_slot = "3001744512"; google_ad_width = 468; google_ad_height = 60; //--> </scri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha baarlamaanka federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa sheegay in manta 21/12/11 kulanka ay yeelan rabaan ay xilka uga qaadi doonaan mas’uul sare oo ka tirsan dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed.

Xildhibaanadan oo ah kuwa ka horjeeda gudoonka golaha baarlamaanka ayaa sheegay in xilka ay ka xayuubin doonaan gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi C/Weli Ibraahim Muudeey.

Waxay sheegeen xildhibaanadan in ay diyaariyeen guddigii diyaarin lahaa doorashada gudoonka, sidaasi oo ay tahayna ay hal mar dooran doonaan gudoon cusub oo uu yeesho baarlamaanka Soomaaliyeed.

Hadalkan ka soo yeeray xildhibaanada ayaa imaanaya xilli saacadaha soo socda la filaayo in kulankii wada tashiga uu ka furmo magaalada Garoowe.

Wixii Warar ah eek u soo kordha waxaad kala socon doontaan Baidoa News Media www.baidoanews.com oo si is daba joog ah aad uga heleysaan wararkii Dalka iyo Caalamka.

Mohamed Ali Mohamud ( Madka)

Xafiis Wareedka BaidoaNews.com ee Muqdisho

Tel: 00252-61-5573762

00252-699-964128

00252-69-5573762

00252-62-371252

Email: madkacali@hotmail.com

xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Face Book: www.Facebook.com/mmadka1

Twitter: www.twitter.com/madkacali




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip