" />

Faroole oo iminka ka khudbeynaya shirka wada tashiga oo socda.

0
01 January, 1970 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faroole oo iminka ka khudbeynaya shirka wada tashiga oo socda.

    <script type="text/javascript"><!-- google_ad_client = "pub-8798808753715344"; /* 468x60, created 5/12/10 */ google_ad_slot = "3001744512"; google_ad_width = 468; google_ad_height = 60; //--> </scri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faroole, Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo la siiyay khudbada furitaanka shirka wada tashiga wejigiisa labaad oo iminka furmay ayaa ka hadlaya arrimo badan oo uu ka mid yahay Road Map-ka.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in dadaal xoogan la geliyo sidii Soomaaliya ay u heli lahayd dowlada bedesha ku meel gaarkaka, taasi oo uu sheegay in la joogo waqtigii laga miro dhalin lahaa.

Wuxuu sheegay in dowladaasi ay noqoto mid hergelisa federaalka, isla markaasina si siman kheyraadka dalka ugu qeybisa dhamaan dalka.

Waxaa la filayaa in madaxda dowlada federaalka, Qaramada Midoobay iyo ergooyinka maamulada iyo odayaasha dhaqanka ee halkaasi ku sugan ay ayagana hadalkodoa qaataan.

Goobta shirka uu ka dhacayo ayaa aad amaanka loo adkeeyay iyadoo kaamerooyin lagu xiray dhamaan goobaha iyo xitaa wadooyinka qaarkood, meel kasta waxaa lagu daadiyay ciidamada amaanka oo dares ka duwan kuwii horey ay u heysan jireen loo geliyay.

Sawirada goobta iyo khudbooyinkaba oo ay qabanayaan iminka kaamerooyinka Baidoanews.com oo goobta ku sugan, waan idin soo gudbineynaa.

Wixii Warar ah eek u soo kordha waxaad kala socon doontaan Baidoa News Media www.baidoanews.com oo si is daba joog ah aad uga heleysaan wararkii Dalka iyo Caalamka.

Mohamed Ali Mohamud ( Madka)

Xafiis Wareedka BaidoaNews.com ee Muqdisho

Tel: 00252-61-5573762

00252-699-964128

00252-69-5573762

00252-62-371252

Email: madkacali@hotmail.com

xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Face Book: www.Facebook.com/mmadka1

Twitter: www.twitter.com/madkacali




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip