Share with your friends via email

nin Kufsi iyo Dil isugu daray Gabar yar oo Saaka La Diley

Wararka aan ka heleyno magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xukun dil ah lagu fuliyay nin lagu helay dambi ah in uu kufsi iyo dil isugu daray gabar Da'yar ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip