Share with your friends via email

41-Sano kaddib Itoobiya oo xustay dagaalkii Somaliya iyo Itoobiya?

Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya waxaa lagu qabtay xaflad loogu dabaaldegayay guushii Itoobiya ay ka gaartay Soomaaliya dagaalkii labada dal dhexmaray sanadihii 1977 ilaa 78ddii ee loo bixiyay Kaaramardha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip