Share with your friends via email

Maxaa sababay in uu baxsado Askarigii dhaawacay Taliyaha ilaalada Madaxweynaha Somalia?

Askari katirsanaa ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo shaqada laga ruqseeyay ayaa shalay galab dhaawacay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya waxa uuna ku dhaawacay albaabka Madaxtooyada Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip