Share with your friends via email

Dowladda oo war kasoo saartay dhacdadii Isbitaalka Wardi

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan dhacdadii dhowaan ka dhacday Xarunta Caafimaadka Degmada Xamar-jajab, Muqdisho oo ay maamusho Hay'adda WARDI ka dib markii loo diiday in ay ku umusho Haweenay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip