Share with your friends via email

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Maanta kulamo uga bilaabanayaan Washington

Shalay gelinkii dambe ayaa Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaas oo la filayo in Maanta ay uga bilaawdaan kulamo gooni gooni ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip