Share with your friends via email

Askari dilay wiil bajaajle ah oo Madaxtooyada lagu qarinaayo

Maxamed Diinle oo ah Aabaha Wiil Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa Darawalada mooto Bajaajka,kaas oo Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu ku dilay Magalada muqdisho ayaa walaac ka muujiyey in uu Cadaalad u helo dilkii loo geystay Wiilkiisa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip