Share with your friends via email

MAHAD SALAAD oo qormo XASAASI ah ku weeraray Sheekh NUUR BAARUUD

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku weeraray Sheekh Nuur Baaruud oo ka mid ah taageerayaasha dowladda, isaga oo ku eedeeyey inuu ka aamuso dhibaatooyinka ay dowladda ku hayso shacabka iyo xadgudubyada ay gaysato.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip