Share with your friends via email

Ra'iisul Wasaare iyo Xukuumadiisa oo isku casilay fashil Amni

Waxaa ku dhawaaqay inay is casileen Ra'iisul Wasaarihii dalka Maali iyo dhamaan xubnihiisii Golaha Wasiirada, kadib markii dalkaasi Maali ay ku bateen falalka la xiriira amnidarrada taas oo ay walaac ka muujiyeen Shacabka dalkaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip