Share with your friends via email

Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo aan ku laheyn door muuqda Shirkii Garowe

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa guud ahaan kusoo dhamaaday Shir looga hadlaayay Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Madaxda maamul goboleedyadda iyo kuwa dowladda dhexe ee Soomaaliya, kaasoo socday Muddo 10 maalmood ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip