Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya duleedka Magalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in qarax lala eegtay Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,isla markaana qaraxaasi uu geystay khasaaro kala duwan.