Share with your friends via email

Madaxa AMISOM iyo Wasiirka Gaashaandhigga oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Shabaab

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Ambassador Francisco Madeira ayaa xerada Xalane ee Ciidanka AMISOM ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe) iyo xubno kale oo Wasaarada ka tirsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip