Share with your friends via email

Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo Map-ka Afrika ka tirtay Soomaaliya & dood ka dhalatay

Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Itoobiya ayaa Barta ay Internet-ka ku leedahay ee Wabsite-keeda waxaa ay ku faafisay Map-ka Qaarada afrika oo laga tiray Soomaaliya,isla markaana lagu daray dalkaasi taas oo dad badan dood ka dhex abuurtay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip