Share with your friends via email

Wadada xiriirisa Jowhar iyo degmada Mahadaay oo Go'day

Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Wabiga Shabeelle uu fatahaad xoogan uu ka sameeyay deegaano u dhow Magalada Jowhar ee Xarunta gobolkaasi Shabeellaha Dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip