Share with your friends via email

Golaha Shacabka Oo Liiska Xildhibaannada Maqan u Gudbiyey Guddiga Anshaxa

Kulankii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la'aan kadib markii xildhibaannada tahay ay noqdeen 123, halka laga rabay 138.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip