Share with your friends via email

Dilal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in laba ruux oo la sheegay inay Shacab ahaayeen lagu dilay deegano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo maalmahaan xiisado dagaal ay ka jireen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip