Share with your friends via email

AMISOM oo xabsiga dhigtay sarkaal sawirro ka qaaday iyaga oo shacab ku leynaya Muqdisho,

C/Wahaab Xaaji Axmed Xaaji Nuux, waxaa uu ahaa Turjumaan la shaqeynayay Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya,waxaa uu hadda dhibbane u yahay sawirro iyo warbixin uu ka diyaariyay Ciidanka AMISOM oo Isgoyska Ex-Koontarool Balcad ku leynayay dad rayid ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip