Share with your friends via email

Dagaal Khasaare gaystay oo maleeshiyo beeleed ku dhex maray Ceel-Afweyn.

Inta la xaqiijiyay lix ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen dagaal gelinkii dambe ee shalay laba malayshiya-beeleed ku dhexmaray nawaaxiga degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip