Share with your friends via email

Dowladda oo ka hadashay qarixii Maanta ka dhacay Muqdisho

Hay'adda Nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa ka hadashay gaarigii laga soo bixiyay waxyaabaha qarxa ee Maanta ku qarxay agagaarka Isgoyska Digfeer ee degmada Hodan gobolkan Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip