Share with your friends via email

Hay'adaha Amniga oo soo bandhigay Dukumiintiyo been abuur ah iyo qalab

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed & xeer ilaalinta Qaranka ayaa Maanta Magalada Muqdisho waxaa ay kusoo bandhigeen Dukumiintiyo Been Abuurka ah iyo Qalabka lagu Farsameeyo, kadib howlgal laga sameeyay Magalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip