Share with your friends via email

Puntland oo faah faahisay sababta loo xiray Guddiga dhismaha wadada Boosaaso

Maamulka Gobolka Bari Puntland ayaa waxaa ay faah faahin guud ka bixiyay sababta loo xiray guddiga Dhismaha wadada barmaha Boosaaso oo khamiistii todobaadkii la soo dhaafay lagu xiray Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip