Share with your friends via email

Koofur Galbeed oo xabsiga dhigtay Odayaal tagay goobaha ay ka taliyaan Al-shabaab

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Dhowr Oday oo ka mid ahaa ergadii soo xulatay Xildhibaannada Maamulkaas ku matala Dowladda Federaalka ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip