Share with your friends via email

Xildhibaan Jeesow "Suldaan Rashiid waxaa lagu dilay qori AK ah, Qori AK-ahna Shabaab Kismaayo maku heysan karaan"

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in goordhow uu Isbitaalka ugu geeiryooday dhaawac daran oo soo gaaray Suldaan C/rashiid Suldaan Muuse Shire (Suldaan Dure), kaasoo ahaa Suldaankii Beesha Samaale.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip