Share with your friends via email

Al-shabab oo soo bandhigay Odayaal ay sheegeen in ay iska diiwaangeliyeen Galmudug iyo Hirshabeelle

Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab ayaa soo bandhigay 86 Oday dhaqameed oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen kuwii soo doortay Xildhibaannada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip