Share with your friends via email

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Somalia

Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip