Share with your friends via email

Madaxweyne Deni oo booqanaya Magaalooyin ka mid ah Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago magaala Xeebeedka taariikhiga ah ee Eyl oo kutaal Koonfurta Bari ee gobolka Nugaal iyo Magalada Khardho ee Gobolka Karkaar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip