Share with your friends via email

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo soo hormariyay Xiliga doorashadda Madaxweynaha iyo Gudoonka Baarlamaanka.

Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa is bedel ku sameeyay jadwalka doorashada, iyadoo la soo hormariyay doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo dhici doonta 19-ka bishan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip