Share with your friends via email

Walaac laga muujiyay Shaqadda Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee kasoo jeedda degaanada maamulka Galmudug ayaa Walaac ka muujiyay sidda ay wax ku waddaan Guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip