Share with your friends via email

Ciidamada Dowladda oo saaka howlgal ka wada Shabeellaha Hoose

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay waxaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Tooratooroow iyo degmada Awdheegle ee gobolkaas oo dhawaan ay Ciidamada Dowladda la wareegeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip