Share with your friends via email

Xildhibaanadii xilka ka tuuray Guddoomiye Dhoobo oo u Hanjabay DF & Xiisada Garowe

Xildhibaan Cabdi Qani Faarax Dhaashane oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in Xildhibaannada ay diyaar u yihiin inay Puntland si walba ku difaacaan,kadib markii Maanta Xildhibaanada ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulkaas

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip