Saldhig uu Mareykanka ku leeyahay Iraq oo weerar gantaallo ah lagu qaaday
Saldhig ku yaalla waqooyiga magaalada Baghdad oo ay degan yihiin ciidamada Mareykanka ayaa shalay gelinkii dambe lagu garaacay gantaallo, waxaana halkaas ku dhaawacmay afar askari oo Iraqi ah.