Share with your friends via email

MUKAY GEEDAHAA LAGA YAQAAN WIXII MIIRQAB IYO MIISAAN MEEL LOO DHIGANA MURAN MABA KA YIMAADO AMB MURSAL WAA MUDANAHA DALKA MOOGOW OGOOW MAANTA !!

Maqaadiir Alle maanta masuul aan sugaayaa masraxa iiga soo muuqday, midkii magaca Soomaali muunadda u yeelay meel marshay magaca guud maqaam sarana gaarsiiyay, moosinkii macaani laga waayoy macnaha ay qaraaraatana miskiin iyo maalqabeenba musaafurka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip