Share with your friends via email

SAWIRO: Laga soo qaaday Nin ka Dambeeyay Qarax dad badan ku dhinteen oo lagu toogtay Muqdisho

Maxkamada ciidamada qalabka sida dowlada Soomaalkiya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay qarax dad badan ku dhinteen oo sanadkii hore ka dhacay Suuqa Beerta ee magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip