Share with your friends via email

Roobab Xalay Ka Da'ay Magaalada Muqdisho

Haweenimadii xalay aheyd waxaa magaalada Muqdisho iyo meelaha ku dhow ka da'ay Roobab xoogan, iyadoo daadadka ka dhashay roobabkaasi waxaa ay sababaeen burbur xoogan oo soo gaaray qaar kamid ah guryaha ku yaala magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip