Share with your friends via email

Al-Shabaab oo soo bandhigay mid ka mid ah askartii ay ku qabteen dagaalkii Ceel Cadde

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaal laga duubay Askari Kenyan ah oo ka mid ahaa askartii sida maxaabiis ahaan loogu qabtay weerarkii ay sanad ka hor ay ku qaaday saldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen Ceel cadde ee Gobolka Gedo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip