Share with your friends via email

QOFKII QORI YAQAANAANA QALINKA LOO DHIIBTAA AQOONYAHAN C/RIXIIN XAAJI MAAXI GUDOONKA GUUD JAALIYADDA FARANSIISKA WAA MIDAAN SOOMAALI HALMAAMI DOONIN !!

Aduunbaan wax dhaadino anba dhibaha jiilaal xiliyadan isdhalan rogay dhibta kaa ilaalshay, dhacadkiyo abaaraha kaa dhawray hadimo dhito subag lo'aad iyo ku cabsiiyay dhaydo, yey dhicin intaan lahaa dhugan waayay taydo dheeldheeli awgaa igu dhaaf

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip