Share with your friends via email

DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socdo Duleedka Magaalada Garbahaarey Iyo Warar laga Helaayo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo Ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Xoogga Dalka oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab uu ka soconayo Duleedka Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip