Share with your friends via email

Al-shabaab oo Labo Nin ku Toogtay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe Iyo Xog laga Helaayo'

Wararka laga helayo Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Fagaare ku yaalla Degmadaasi ay Al-shabaab ku Toogteen Labo Nin oo ay ku Eedeeyeen in ay yihiin Basaasiin sida lagu sheegay War lagu qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip