Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan Shiikh"Maalinta Calanka waxay naga mudantahay Weyneyn iyo Maamuus.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay maalinta Qiimaha badan ee 12-ka October oo ku beegan xuska Maalinta Calanka Soomaaliya oo ay ka soo wareegatay 63 sano.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip