Share with your friends via email

Puntland oo maanta wareejineyso Dekadda Boosaaso.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ay Puntland waxa ay sheegayaan in maanta Shirkadda DPworld lagu wareejin doono Dekadda Boosaaso kadib heshiis dhexmaray Maamulka Puntland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip