Share with your friends via email

Madaxweynaha Soomaaliya oo u yeeray Madaxda Maamul Gobaleedyada ee ku Shiray Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa u yeeray dhamaan Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Dalka kuwaas oo shalay magaalada Kismaayo ugu soo dhamaaday Shirkii ugu horeeyay oo ay yeeshaan Madaxda Maamulada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip