Share with your friends via email

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Bakool

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu maanta ka dhacay deegaanka Abal oo hoostaga degmada Xudur ee xarunta Gobolkaasi Bakool.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip