Share with your friends via email

Qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo maanta Muqdisho ku soo Laabanaya.

Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyo qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe muddo hada laga joogo 30 kuwaas oo xaalad Caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip