Share with your friends via email

Maxaa Ka Qaldan Khudbadaha Ra'iisul Wasaarre Kheyrre?!!!

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa weli ku jira maalmihiisa khudbadaha iyo is qaad qaadka, ha yeeshee dad badan oo naqdiya siyaabaha soo jeedintiisa ayaa aaminsan in Kheyrre khudbadihiisa ay iyaga uun is xir xirayaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip