Share with your friends via email

Shir u dhaxeeya Ahlu Sunna iyo Galmudug oo Muqdisho ka furmaya?

Magaalada Muqdisho waxaa galabta lagu wadaa in uu ka furmo shir u dhaxeeya Maamullada Ahlu Sunna iyo Galmudug,kuwaas oo dhawaan heshiis horudhac ah ku yeeshay Dalka Jabuuti.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip