Share with your friends via email

Wariyaal Iyo Dad Dhigayey Dibad Baxyo Madaxweyne Farmaajo Looga Soo Horjeedo Oo Lagu Xiray Gaalkacyo?

Maamulka Galmudug ayaa Xabsiga dhigay ku Dhawaad 50-Ruux oo ka mid ahaa dad maanta Gaalkacyo ka dhigay Dibad-bax, looga soo horjeedo Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Asbuucaan socdaal ku mari doona deegaanada Maamulka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip