Share with your friends via email

Deg deg: Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka oo dhuusamareeb lagu xiray?

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo yarey" ayaa goor-dhaw lagu xiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip