Share with your friends via email

Axmed Madoobe oo ka hadlay muranka ka jira Maqaamka Muqdisho.

Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" hogaamiyaha Jubbaland oo ka qayb-galayay xaflad sagootin ah oo xalay loogu sameeyay Muqdisho madaxda maamul gobaleedyada ayaa ka hadlay Maqaamka Caasimadda oo waqti badan soo jiitameysay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip