Share with your friends via email

Gaari dhuxul waday oo lagu qarxiyay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad

Ugu yaraan hal qof ayaa geeriyooday iyada oo uu qof kale ku dhaawacmay kaddib markii Garai Xamuul ah oo dhuxul waday ay Miino kula qaraxday inta u dhaxeysa degaannada Gololey Daa'uud iyo Haanta Sheekh oo ka tirsan Shabeellaha dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip